Ciidamada Danab oo saakay la wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa saakay howlgalo ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada kumaandooska ayaa Al Shabaab kala wareegay deegaano kuyaala duleedka magaalada Marka halkaas oo la sheegay in Al Shabaab ku sugnaayeen mudooyinkii lasoo dhaafay. Deegaanada Al Shabaab lagala … Continue reading Ciidamada Danab oo saakay la wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen